Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Ciidamada Maxkamadaha oo Burcad Ladagaalamey
Somali fighters capture Kismayo 27 Aug 08
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:316
Date:02-09-2008
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:688
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:117
Date:15-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 25 2008
Ciidamada Maxkamadaha oo Burcad Ladagaalamey
Written by Ali Moallim   
Friday, 25 July 2008

Muuqaalka Magaalada LuuqLuuq,(insidesomalia.org)- Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka oo dhawaanahan howlgallo ka waday deegaanno ka tirsan Gobolka Gedo ayaa shalay waxay seddex burcad ah ku toogteen Duleedka Degmada Luuq ee Gobolka Gedo.

Ciidamada Maxkamadaha ayaa markii ay toogteen seddexda Burcadda ah waxay ka qaateen qoryo gacmeedyo ay dadka ku dhacayeen, waxayna sii daayeen Gaadiid Safar ahaa oo ay Burcaddaas heysteen.

Dadka ku dhaqan Degmada Luuq iyo weliba kuwii safarkaa ee laga sii daayay gacanta kooxaha burcadda ah ayaa si weyn u soo dhaweeyay howsha ay Ciidamada Maxkamadaha qabteen.

Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka ayaa dhawaanahan waxay howlgallo nabad-sugid iyo burcad sifeyn ah ka wadeen deeggaano hoos yimaada Gobollada Gedo, Bakool, Bay iyo Jubbada dhexe, iyadoo maamullo ay dowladda federaalka deegaannadaas u magacawdayna ay meesha isaga tageen.

Sidoo kalena Ciidamada Maxkamadaha Islaamka waxay howlgallo burcad sifeyn ah ka wadaan Wadada isku xirta Magaalada Muqdisho iyo Gobollada Dhexe, taasi oo aan haatan lagu arkeynin kooxo burcad ah oo dadka safarka ah u geysan jiray dhibaatooyin kala duwan.





Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >